jilee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. 1. Wadaan biyo ka buuxin. 2. Abaabulid (cayaar).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur