jilcan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax la jilciyey ahaansho. 2. Wax jileec ka muuqdo ahaansho.