jilibdhigQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Caabbinta cadaw si adag la isga caabbiyo. 2. ld jilibdhigid.U j.: cadaw si adag u caabbiyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jilibdhigidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jilibdhig². ld jilibdhig¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0