jilicsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jilicsan. ld jilacsanaan, jilacsanaansho, jilicsanaan-sho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jilicsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax aan adkayn ahaansho. 2. Nafley wax awood-diisa iyo xooggiisu isdhintay ahaansho. ld jilacsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jilacsanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld jilicsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jilacsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld jilicsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur