jilicsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:1. Wax aan adkayn ahaansho. 2. Nafley wax awood-diisa iyo xooggiisu isdhintay ahaansho. ld jilacsan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
jilacsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:ld jilicsan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00