jimbicidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jimbac². ld jimbac¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jimbacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (bot.) Nooc geedgaabka ka mid ah oo laamo dhuudhuuban leh oo aan qodax lahayn oo caraf gaar ah leh. 2. ld jimbicid.Wax dhinac u leexin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0