jimbac
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. (bot.) Nooc geedgaabka ka mid ah oo laamo dhuudhuuban leh oo aan qodax lahayn oo caraf gaar ah leh. 2. ld jimbicid.
- Wax dhinac u leexin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

