jimleysashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jimleyso. ld jamleysad, jamleysasho, jamleysi, jim-leysad, jimle.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jimleysoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-stay, -satay)Macnaha:1. Wax si jumla ah u gadasho. 2. Xisaab isku darsasho. ld jamleyso, jumleyso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jamleysadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jimleysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jamleysashoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld jimleysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jamleysiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jimleysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0