jimleyso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Wax si jumla ah u gadasho. 2. Xisaab isku darsasho. ld jamleyso, jumleyso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jamleyso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. ld jimleyso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jumleyso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. ld jimleyso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur