jinaaboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Qubays ku waajiba qof shahwo ka timid. ld janaabo, junow¹, junub¹, junuub¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
janaaboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld jinaabo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
junowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jinaabo.ld jinaab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
junubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jinaabo.ld jinaab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
junuubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld jinaabo. Shahwada ka timaad qof hurda. 2. Afarta joho ee waaweyn mid ka mid ah oo u dhexeysa bari iyo galbeed, kana soo horjeeda woqooyi; koofur.ld jinaab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00