jinbashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jinbo². ld jinbad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jinboQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Awr madax adag oo aan la xiriiri karin.Awr xiriir goosasho; xiriirfuro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jinbadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jinbasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0