jinbo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Awr madax adag oo aan la xiriiri karin.
  2. Awr xiriir goosasho; xiriirfuro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xiriirfuro

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Ka x.: awr iwm wixii uu ku daba xirnaa ka furasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur