jirme

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (bot.) Geedgaab, qodax yaryar iyo caleemo balballaaran leh, dhulka buuralay-da ah ka baxa oo qoloftiisa wax lagu aslado. ld jirmo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jirmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld jirme.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur