jirmoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld jirme.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
jirmeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(bot.) Geedgaab, qodax yaryar iyo caleemo balballaaran leh, dhulka buuralay-da ah ka baxa oo qoloftiisa wax lagu aslado. ld jirmo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00