jirsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jirsan. ld jirsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jirsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax roob laga asheeriyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jirsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld jirsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur