qanjirsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qanjirsan. ld qanjirsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qanjirsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Badar si xun loo kariyay wax kala bislaaday ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qanjirsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qanjirsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur