jisadkaddare

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jisakaddare.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jisakaddare

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Abaalkii loo galay, wax xun ku guda (qof); qfkii wanaag u gala, ka abaaldhaca. ld jisadkaddare.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur