jisakaddareQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Abaalkii loo galay, wax xun ku guda (qof); qfkii wanaag u gala, ka abaaldhaca. ld jisadkaddare.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
jisadkaddareQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jisakaddare.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00