jiscimidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jiscin².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jiscinQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:1. ld jicsin. Cuntada loo qaato safar ama socdaal; Sahay. 2. (-mo, m.dh) Xargaha wadaanta siddada looga dhigo midkood.Cunto safar ama socdaal loo qaato cid siin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0