jiscin
Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective
Macnaha:
- 1. ld jicsin. Cuntada loo qaato safar ama socdaal; Sahay. 2. (-mo, m.dh) Xargaha wadaanta siddada looga dhigo midkood.
- Cunto safar ama socdaal loo qaato cid siin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

