joogsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg joogso. ld joogsad, joogsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

joogso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Socod joojin. 2. Fadhi ka istaagid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

joogsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld joogsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

joogsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Astaan dhibic ah oo hadal dhan oo qoraal ah dhammaadkiisa lagu dhigo. 2. ld joogsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur