joogsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Astaan dhibic ah oo hadal dhan oo qoraal ah dhammaadkiisa lagu dhigo. 2. ld joogsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
joogsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg joogso. ld joogsad, joogsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0