joohaar-bisaliimQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-myo, m.dh)Macnaha:ld saliim-bijoohaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
saliim-bijoohaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena afar. ld joohaar-bisaliim.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00