saliim-bijoohaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena afar. ld joohaar-bisaliim.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

joohaar-bisaliim

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-myo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld saliim-bijoohaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur