joojiyeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)Macnaha:(baay.) Walax hoos u dhigta ama joojisa falgal uu xukumayo insaym.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0