juqraafi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Maaddada sharaxda dhulka dushiisa, muuqalladeeda ay ka mid yihiin kuwa fisikada, cimilada, carrada, maxsuul-lada, ummadaha iwm iyo filiqsanaantooda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur