juuqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg juuq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
juuqQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Hadal yar oo kooban. 2. J. ha dhihin: ha hadlin.Hadal yar oo kooban ku tiraabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00