juuq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hadal yar oo kooban. 2. J. ha dhihin: ha hadlin.
  2. Hadal yar oo kooban ku tiraabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur