kaadigubasho
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (daawo) Xanuun iyo kaadida oo lagu dhibtoodo, waxa badanaa keena holac kaadihays ama holac kaadimaren. ld kaadiqabad.
Lamidka: kaadiqabad
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

