kaadiqabad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cudur dadka iyo xoolahaba ku dhaca oo kaadida ku xira. ld kaadi-qabsasho.

Lamidka: kaadi-qabsasho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur