kaadiraac

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. K. ah: dhicis yar oo aan cad iyo laf yeelan ee xinjir ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur