kaadishir
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Fal iyo asmo la akhiriyo si qof kaadidu ugu dhegto. 2. ld kaadishirid.
- Fal iyo asmo cid ku akhriyid si kaadidu u qabato.
Lamidka: kaadishirid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

