kaadishirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kaadishir². ld kaadishir¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaadishir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Fal iyo asmo la akhiriyo si qof kaadidu ugu dhegto. 2. ld kaadishirid.
  2. Fal iyo asmo cid ku akhriyid si kaadidu u qabato.

Lamidka: kaadishirid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur