kaafiriin

Qaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural

Macnaha:

  1. eeg kaafir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaafir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro/-riin, m.dh/kufaar, m.l)

Macnaha:

  1. (diin) Qof aan muslin ahayn. ld kufri¹.

Lamidka: kufri

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur