kaafirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro/-riin, m.dh/kufaar, m.l)Macnaha:(diin) Qof aan muslin ahayn. ld kufri¹.Lamidka: kufriSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kufriQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld kaafir.(dii.) Nabiga iyo diinta Ilaah dafirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0