karbuuno

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. ld kaarbuuno.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaarbuuno

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Aalad batari ku shaqaysa oo gacanta lagu qabsado waxna lagu iftiimiyo; toosh. ld karbuuno.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur