kaashad

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg kaasho. ld kaashi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaasho

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-shaday, -shatay)

Macnaha:

  1. Hawl wax u adeegsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaashi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kaashasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur