Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-uummo, m.dh)
Macnaha:
- ld kaatuun.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-uummo, m.dh)
Macnaha:
- Shay ka samaysan badanaa macdan qaali ah oo qurux darteed faraha gacmaha loo gashado; marwad, faraati, fargashi. ld kaatun.