kaawiyadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.)Macnaha:1. Aalad dhuxul ama koronto kululeyso oo dharka la marmariyo, si jactadka looga bi'iyo. 2. ld kaawi¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kaawiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld kaawiyad. 2. Qoray lagu calaamadeeyo meelaha shabaagta la dhigo.Shay adag mid ka jilicsan ku garaacid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0