feero
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
- Qalab bir ah, gacan la qabto leh, oo dharka lagu kaawiyadeeyo; kaawiyad.
- eeg feer¹; qaaxo.
- 1. Timo shanlo ku habaysasho. 2. Caw, mayrax iwm jeexjeexasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

