kabash-kabash

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto oo loo socdo. ld kabax-kabax.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kabax-kabax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld kabash-kabash.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur