kabax-kabaxQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld kabash-kabash.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kabash-kabashQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto oo loo socdo. ld kabax-kabax.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0