kabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kabo

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Wax jabay kabniin ku samaysasho. 2. (f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur