kabbax

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. K. ah: nafley cudur ku dhacay kana bogsootay oo jirkeedu sameystay difaac.
  2. (daaw.) Xaaladda aanu xayawaanku u nuglayn caabuqa kaga yimaada noolayaasha cudurrada dhaliya ama waxyeellada ka soo gaadhi karta suntooda; kabbaxu waxa uu ku xidhanyahay marka ay dhiigga ku jiraan lid jidh-galayaal iyo unugyada cad-cadi (limfosayto) kuwaas oo soo saara jawaabis kabbaxeed.