kahsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kahasho.
  2. (daaw.) Xaalad uu jidhku ku soo saaro jawaab ah kabbax an caadi ahayn qaar ka mid ah lid jidh dhaliyayaasha oo la yidhaahdo allarjiino, kaas waxa ka mid ah boodhka, faxalka, cuntooyinka qaarkood iyo dawooyinka ama dhogorta.

kahasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kaho. ld kahad, kahsad, kahsasho, kahsi¹.