kabrarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Roobka badan ee da'a marka guga roobyaraan looga baqayo xilligii dhammaado. 2. Xalxal; barar.Nabar caalirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xalxalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Barbarar jilicsan oo oogadu yeelato, inta haragga hoostiisa biyo iyo dhacaan ku soo joogsadaan.Nabar caalliray barar iyo biyo yeelasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
bararQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Buurashada meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurato.Meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0