xalxal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Barbarar jilicsan oo oogadu yeelato, inta haragga hoostiisa biyo iyo dhacaan ku soo joogsadaan.
  2. Nabar caalliray barar iyo biyo yeelasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur