kabtiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Orod xoog loo ordo ilaa laga xiiqo; fagax. 2. Fogaan qof ku xiiqo.Ilaa laga xiiqo xoog u ordid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fagaxQaabnax: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine IdeophoneMacnaha:1. Orodka ugu dhaqsaha badan ee nafleydu samayso. 2. Orod ka mid ah ciyaraha fudud ee lagu tartamo oo ah 100 m.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0