kabtiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kabti².

kabti

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Orod xoog loo ordo ilaa laga xiiqo; fagax. 2. Fogaan qof ku xiiqo.
  2. Ilaa laga xiiqo xoog u ordid.