kacaami

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld kacaamee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kacaamee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

Macnaha:

  1. 1. Cid kacaan ka dhigid. 2. Wax cusbooneysiin. ld kacaami.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur